Gudoomiyihii Degmada Hodan oo xilka laga qaaday iyo Xil kale oo loo magacaabay

War goordhaw kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya  in xilka laga qaaday Gudoomiyihii Degmada Hodan ee gobolka Banaadir Maxamed Axmed Cantoobo. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxman Cumar Yariisow ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii degmada Hodan, waxaana xilkaasi si KMG ah loogu magacaabay in uu sii hayo mid kamid ah Gudoomiye … Continue reading Gudoomiyihii Degmada Hodan oo xilka laga qaaday iyo Xil kale oo loo magacaabay